Tag: Obama_Romney

Dhageyso falanqeynta dooddii 2-aad ee dhex martay Madaxweyne Obama iyo Romney

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama iyo murashaxa xisbiga Jamhuuriga Mitt Romney ayaa yeeshay dooddii labaad. Dooddu waxay ka dhacday Jaamacadda Hofstra ee gobolka New York. Labadooda waxa su'aalo weydiinayey dad Maraykanka oo aan iyagu wali go'aan san dhinacii ay u codeyn lahaayeen.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS