Tag: OWDHEEGLLE

Taliyaha Ciidamada Lugta General Odowaa oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Aw-Dheegle

Taliyaha Ciidanka Lugta General Odawaa Yuusuf Raage ayaa ka hadlay dagaal maanta ka dhacay degmada Aw-Dheegle ee gobolka Sh/hoose kaasoo u dhexeeyay ciidamada dowlada iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab. 
Valid XHTML 1.0 Valid CSS