Tag: Nuunow

NUUNOW: Doorashadii ka dhacday Baydhabo ma ahan mid innaga na Quseysa

Madaxweynaha maamulka 6-da gobol ee Koonfur galbeed Somalia, Madoobe Nuunow Maxamed oo ka hadlay doorashadii xildhibaan Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay inaysan doorashadaasi ahayn mid iyaga quseyn.

Madoobe Nuunow;Heshiiska lagu saxiixay Xamar cid halkaas wakiil nooga aheyd oo na mataleysay ma jirto

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ee lixda Gobol Madoobe Nuunow Maxamed ayaa ka soo horjeestay heshiiskii maanta lagu saxiixay Xarunta Madaxtooyada ee lagu aqoonsaday Maamulka saddexda Gobol ee Bay, Bakool iyo Shabeelaha Hoose.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS