Tag: Norway

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Norway

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin Wasiirka Warfaafinta , Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow iyo xubno kale oo booqasho rasmi ah ku yimid dalka Norway ayaa maanta magaalada Oslo waxaa ay kulan dheer kula yeesheen Ra’iisul Wasaaraha dalka Norway Marwo Erna Solberg iyo xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada ee dalka Norway iyagoo ka wada hadlay xiriirka dheer ee u dhexeeya labada dal iyo taageerada Norway ee dib-u-dhiska Soomaaliya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS