Tag: Noqosho

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho dib ugu laabtay

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii kala qaybgalay shirkii Turkiga oo isugu jiray wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan dowladda ayaa dib ugu soo laabtay saakay magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS