Tag: Nigeria

Buhari oo mar kale ku guuleystay Madaxweynenimada Nigeria iyo Farmaajo oo hambalyo u diray

Madaxweynaha Nigeria Muhammadu Buhari ayaa mar kale loo doortay xilka Madaxweynaha dalkaas, kaddib doorashadii dhacday Sabtidii la soo dhaafay. 

Guddiga madaxbannan ee doorashooyinka Qaranka oo ka qaybgalaya korjoogteynta doorashooyinka Nigeria

Waxaa magaala Abuja ee dalka Nigeria ku sugan Guddommiyaha Guddiga Madaxbannan ee doorashooyinka Qaranka  Xalimo Ismaaciil Ibrahim oo ka qayb ah hawlgalka kormeerayaasha Midowga Africa ee doorashooyinka Guud ee dalka Nigeria

Gabar 25-jir ah oo Madax ka noqotay magaalo ku taal Nigeria

Haweeney 25 jir ah ayaa loo magacaabay madaxa maamul maxali ah oo ku yaala gobol muslimiintu u badan yihiin oo ku yaala woqooyiga Nigeria.

Madaxweynaha Nigeria Buhari oo la kulmay gabar laga soo badbaadiyay Boko Haram

Madaxweynaha dalka Nigeria Muhammadu Buhari ayaa kula kulmay xafiiskiisa mid ka mid ah gabdhahii ay afduubteen kooxda Boko Haram oo dhowaan ay ciidamada dowlada Nigeria ka soo qabteen meel ku dhow xadka dalka Cameroon.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS