Tag: Niclokey

Nicholas Kay “Ma jiri doonto muddo kororsi ay sameystaan Madaxda dowladda”

Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa sheegay inay jiri doonin muddo kororsi ay sameystaan Madaxda dowladda Soomaaliya, isagoo rajo ka muujiyay in sanadka 2016 doorasho ka dhacaan Soomaaliya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS