Tag: Nicklos

Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii lagu qaaday ciidamada AMISOM ee deegaanka Lego

Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii maanta ay Al-Shabaab ku qaadeen ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM, oo fariisin ku lahaa deegaanka Leego ee ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose, gaar ahaan ciidanka Burundi ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM.  

Nicholas Kay oo ka hadlay xaalada Soomaaliya iyo rajada laga qabo in doorasho dhacdo 2016

Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ayaa warbixin uu siiyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey kaga hadlay xaalada guud ee Soomaaliya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS