Tag: Nicaloskey

Nicholas Kay oo walaac ka muujiyay Xariga Wariyeyaasha Telefishinka Universal TV

Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Nicholas Kay ayaa walaac ka muujiyay xariga Agaasimaha Bariga Afrika ee Telefishinka Universal C/llaahi Xirsi Kulmiye iyo Wariye Cawil Dahir.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS