Tag: Neyroobi

Isbahaysiga mucaaradka CORD oo banaanbaxyo rabshado wata ka dhigey dalka Kenya (Sawiro)

Ciidamada Booliska Kenya ayaa ku kala eryay sunta dadka ka ilmeysiisa iyo biyo dadweyne ka banaanbaxayay guddiga doorashada Kenya bartamaha magaalada Nairobi caasimada dalka Kenya iyo qaar ka mid ah gobolada dalka Kenya.

Ammaanka xarumaha muhiimka ah ee magaalada Nairobi oo si aad ah loo adkeeyay

Ammaanka Xarumaha muhiimka ee magaalada Nairobi, sida kuwa dowladda iyo goobaha rayidka ayaa si aad ah loo adkeeyay, kadib markii Sirdoonka Kenya ay soo saareen digniin ah in Al-Shabaab ay qorsheynayaan weeraro inay geystaan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS