Tag: Neyjria

Daawo Sawiro:Dibad baxyo ka dhan ah Wargeyska Charlie Hebdo oo lagu gubay Kaniisado ku yaal dalka Niger

Dibad baxyo ballaaran oo looga soo horjeedo daabacada sawir gacmeedka uu ka sameeyay wargeyska Charlie Hebdo Nabi Muxamed (NNKH) ayaa ka socda dalka Niger ee galbeedka Afrika, iyadoo kumanaan dhalinyaro Muslimiin ah ay wadooyinka ku gubayaan taayaro iyo baabuur.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS