Tag: Neyjiriya

Madaxweynaha Nigeria oo booqasho lama filaan ah ku tagay Gobolada Waqooyi bari ee colaaduhu ka jiraan

Madaxweynaha Nigeria Goodluck Jonathan ayaa booqasho lama filaan ah ku tagay waqooyi bari Nigeria, halkaasoo ay ka jiraan colaado iyo weeraro ay Kooxda Boko Haram ka geysanaysay bilihii u dambeeyay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS