Tag: Neygria

Madaxweynaha Dalka Nigeria Mohamedu Buhari oo ka jawaaay Dhaliilihii kaga yimid Xaaskiisa

Madaxweynaha Dalka Nigeria Muhamadu Buhari oo ka jawaabayay dhaliilihii iyo eeddii ka timid Xaaskiisa, ayaa yiri ''Xaaskeyga waa inay ku ekaato howlaha jikada''.

Madaxweynaha Nigeria oo sheegay inuu maamuli doono Wasaaradda Batroolka

Madaxweynaha Nigeria Muhammadu Buhari ayaa shaaca ka qaaday inuu isaga ahaan doono Wasiirka Batroolka dalkiisa, kadib markii ay xaalad adag oo dhinaca dhaqaalaha uu dalkiisa soo wajahay.

Milateriga Nigeria oo bad baadiyay in ka badan 200 gadbhood ay afduubteen Boko Haram

Milateriga Nigeria ayaa sheegay inay bad baadiyeen in ka badan 200 oo gabdho yar yar iyo 93 haween, kuwaasoo lagu heystay waqooyi bari dalkaas, halkaasoo ay ku dhuumaaleystaan Kooxda Boko Haram.

Madaxweynaha Somalia oo Hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay ee dalka Nigeria

Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha la doortay ee Jamhuriyadda Federaalka Nigeria Muhammadu Buhari.

Natiijada doorashada wadanka Nigeria oo uu si weyn ugu horreeyo Jen. Buhari

Waxaa lagu dhawaaqay kala-bar natiijadii doorashada waddanka Nigeria, illaa haatanna waxaa ku horreeya hoggaamiyaha is-bahaysiga ugu weyn mucaraadka dalkaas, Jen. Muhammadu Buhari.

Ciidamada Nigeria oo ka qabsaday Boko Haram magaalada labaad ee ugu weyn waqooyi bari Nigeria

Ciidamada Milateriga Nigeria ayaa dib u qabsaday magaalada Mubi ee ku taal waqooyi bari Nigeria, halkaasoo bishii hore ay la wareegeen Xoogaga Boko Haram.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS