Tag: New

Maxkamada magaalada New York oo ku heshay dambi Joaquín “El Chapo”

Maxkamad ku taal magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa ku heshay dambi ah inuu ka ganacsanayay maandooriye soo gelinayayna dalka Maraykanka Joaquín “El Chapo” Guzmán oo ah nin u dhashay dalka Mexico. 

Shan Saaxibo oo Argentiniyiin ahaa oo ka mid noqday dadkii lagu diley New York

Shan ruux oo saaxiibo ahaa oo u dhashay dalka Argentine ayaa ka mid noqday dadkii lagu dilay weerarkii gaariga loo adeegsaday ee ka dhacay magaalada New York.

Maxkamad ku taal New York oo 9-sano ku xukuntay Soomaali taageero u fidiyay Al-Shabaab

Maxkamad ku taalla magaalada New York ayaa nin Soomaali ah ku xukuntay sagaal sano oo xabsi ah. kadib markii uu qirtay inuu taageero u fiidyey ururka Al-Shabaab.

Calanka Falastiin oo laga taagay xarunta Qaramada Midoobay ee New York

Calanka Falastiiniyiinta ayaa markii ugu horreysay laga taagay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York kadib markii dhowaan cod loo qaaday .

Maxaa ka soo baxay shirka heerka sare ee looga hadlayay arrimaha Soomaaliya (Sawirro)

Shir heerkiisu sareeyay oo ka dhacay magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa looga hadlay xaalada Soomaaliya, iyadoo shirkan diirada lagu saaray qorshayaasha dhow iyo marxalada kala guurka ee sanadka 2016, xilligaasoo la rajeynayo in doorasho dhacdo.

The President of Somali appointed New Prime Minister

Mogadishu, 17 December 2014- The President, HE Hassan Sheikh Mohamud, today appoints Mr. Omar Abdirashid Ali Sharmarke, as Prime Minister of the Federal Republic of Somalia.

M/weyne Xasan Sheikh oo Furay Shirkii Copenhagen”Sawiro”

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud  ayaa Magaalada Copenhagen ka Furay Shirkii looga hadlayay Arrimaha Soomaaliya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS