Tag: Nergria

Madaxweynaha dalka Nigeria Buhari oo dalkiisa dib ugu laabtay

Madaxweynaha dalka Nigeria Muhammadu Buhari ayaa dib ugu laabtay magaalada Abuja kadib markii muddo saddex bilood ah lagu soo dawaynayay magaalada London.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS