Tag: Natiijo

Natiijada doorashada Kenya oo wali la sugayo

Saraakiisha u qaabilsan doorashada dalka Kenya oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay ku mashquulsanaa tirinta codadkii la dhiibtay isniintii ayaa ka soo qulqulaya 47-da county ee Kenya ay ka koobantahay, kuwaasoo natiijada soo gaarsiinaya xarunta Bomas ee looga dhawaaqayo natiijada kama dambaysta ah,taasoo ku taalla caasimadda Nairobi.

Natiijadii doorashada baarlamaanka Jabuuti oo lagu dhawaaqay

Natiijadii doorashada baarlamaanka Jabuuti, ayaa lagu dhawaaqay maanta iyadoo xisbiga talada haya ee UMP uu helay 49%, halka xisbiga ugu weyn USN 47.54% halka xisbiga CPU oo mucaarad ah uu isaguna helay saddexda soo hartay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS