Tag: Nairobi

Madaxweynayaasha Puntland, Jubbaland iyo Galmudug oo Nairobi kula kulmay Safiirka Mareykanka.

Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo Galmudug ayaa maanta Nairobi wadajir kula kulmay Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto. 

Mareykanka oo digniin ka soo saaray weeraro argagixiso ka dhaca Kenya, 20 cisho kadib weerarkii DusitD2

Mareykanka ayaa digniin cusub u dirtay dadka Reer Galbeedka ah ee ku sugan wadanka Kenya, iyadoo sheegtay inay heyso xog ku saabsan in weerarao argagixiso ay ku soo fool leeyihiin. 

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Madaxweynaha Kenya gaarsiiyay farriin uu ka siday Madaxweyne Farmaajo

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Nairobi kula kulmay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, iyadoo labada dhinac ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo sidii loo xoojin lahaa. 

Ciidamada Kenya oo weli iskahorimaad kala kulmaya maleeshiyada gudaha u gashay Hotel Dusit

Waxaa weli ka socda Hotel Dusit ee magaalada Nairobi iskahorimaad hubeysan oo ay weli kala kulmayaan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee dowlada Kenya maleeshiyada gudaha u gashay gelinkii dambe ee maanta Hotel Dusit. 

Nin looga shakisan yahay argagixisnimo oo Nairobi lagu dilay

Nin loo maleynayo in uu ka tirsanaa kooxaha argagaxisada ah iyo xaaskiisa ayaa aroortii saaka lagu dilay magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya, bambana waa laga helay gurigiisa.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS