Tag: Nadafad

Olole nadaafadeed oo Hargeysa ka bilowday

Dowladda hoose ee magaalada Hargaysa ayaa shalay billowday olole nadaafadeed oo lagu soo celinayo bilicda magaalada.

Ardada Jaamacadda Camuud ee Boorama oo ka qeyb qaadanaya olole nadaafadda Boorama lagu hagaajinaayo

Olole nadaafadeed oo iska wax u qabso ah, ayaa maanta laga billaabay magaalada Boorama ee xarrunta gobolka Awdal.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS