Tag: Nadaafad

Howlo nadaafadeed oo ka socda Dhuusa-mareeb

Howlo nadaafadeed, oo dib loogu soo celinaayo bilicda magaalada Dhuusamareeb, ayaa saaka laga billaabay gudaha magaaladasi oo xarrun u ah gobolka Galgaduud.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS