Tag: Nabad

Agaasimaha Heyadda Sirdoonka iyo Nabadsugida oo loo magacaabay C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed ayaa galabta si rasmi ah ugu magacaabay Agaasimaha Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo ahaa Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Ingiriiska.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS