Tag: Naafo

Deeq lacageed oo la gaarsiiyay naafada Baladweyne ku dhaqan

Deeq lacago ah oo ay iska so aruuriyeen jaaliyadda gobolka Hiiraan ee ku dhaqan magaalada London dalka Ingriiska, ayaa maanta loo qeybiyay qaar ka mid ah naafada ku dhaqan Baladweyne.  
Valid XHTML 1.0 Valid CSS