Tag: NUSOJ

Xoghayaha NUSOJ oo uu ku Guuleystay Maxamed Ibraahim Macalimuu”Sawiro”

 Iyadoo Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ ay Caawa doorteen Guddoomiyaha Ururkaasi loona doortay Mahir Jaamac Aadan ayaa sidoo kale waxaa Xoghayaha Ururka ku Guuleystay Maxamed Ibraahim Mucalimuu,kadib markii uu Tanaasulay Musharaxii la Tartamayay Cali Baashi C/llaahi Cabdi.

Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo maanta dooranaya Hoggaanka NUSOJ

Shirweynaha qaran ee magaalada Muqdisho uga socda Suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa maanta lagu wadaa in lagu doorto Hogaanka Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ.

NUSOJ “AMISOM wax haka bedesho baaritaanka Wariyeyaasha ee ay u adeegsato Eeyaha”

Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (NUSOJ) ayaa ugu baaqay ciidamada AMISOM inay wax ka bedelaan qaab baariseedka ah isticmaalka eeyaha ee ka dhanka ah Qalabka shaqo ee shaqaalaha Warbaahinta marka ay u casuumaan inay tebiyaan wararkooda, isla markaana ka fekeraan qaab baariseed ka duwan midka hadda la isticmaalo.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS