Tag: NOSAJ

Documentation Plugins Suggest Ideas Support Forum Themes WordPress Blog WordPress Planet NUSOJ oo Cambaareysay Xarigga Wariyeyaaal ka tirsan Idaacadda Goob-joog

War-saxafaadeed uu soo saaray Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee (NUSOJ) ayaa lagu cambaareeyay xarigga laba wariye oo ka tirsan Radio Goobjoog oo ka mid ah kuwa ka howlgala Muqdisho, wariyeyaashaas oo ay ciidamada dowladdu xabsiga u taxaabeen gellinkii dambe shalay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS