Tag: NEGERIA

Natiijo intee la eg ayaa ka soo baxaday Dagaalkii qaraaraa ee dhex maray Dowlada Nigeria & Cudurka EBOLA.

In kasta uu cudurka Ebola, uu fara ba’an ku hayo dalalka Sierra Leone, Liberia iyo Guinea, ayaa maanta waxa ay maalin weyn u tahay wadanka Nigeria.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS