Tag: NATO

NATO oo kor dhineysa Howlagalka Ladagaalanka Burcadbadeeda Soomaalida

Saraakiisha ururka NATO ayaa go’aan kugaaray in lasiyaadiyo howlgalka ladagaalanka burcadbadeeda ee biyaha Somalia lana gaarsiiyo ilaa sanada 2016 kadib markii la arkay iney sii socoto qatarta kooxaha burcadbadeeda.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS