Tag: Muuse

Cadde Muuse “Puntland hadaan la daaficin waa baaba’aysaa”

Madaxweynihii hore ee Puntland Jen. Cadde Muuse Xirsi oo ku sugan dalka isu tagga Imaaraadka Carabta ayaa ka hadlay duulaanka Al-Shabaab ku qaaday Puntland, markii dagaalyahano boqolaal gaaraya ay maalmo ka hor doonyo uga dageen xeebaha Nugaal iyo Mudug.

Cadde Muuse oo dhaliilay sidey hadda ku socdaa nidaamka xisbiyada Puntland

Madaxweynihii hore ee Puntland Gen. Maxamuud Muuse Xirsi (Cadde) oo shalay shir-jaa’id ku qabtay guriga uu ka degen yahay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar, ayaa ka hadlay arimo badan oo la xiriira xaaladda siyaasadeed ee ay xilligan Puntland ku sugan tahay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS