Tag: Muuri

Dagaal ka dhacay deegaanka Muuri ee degmada Afgooye

Lix qof ayaa ku dhintay dagaal culus oo maanta ka dhacay deegaanka Muuri ee degmada Afgooye.

Wararkii ugu dambeeyay Dad rayid ah oo xalay lagu laayay Deegaanka Muuri xili ay salaad kasoo baxeen

Wararka saakay aan heleyno ayaa sheegaya in xalay Ciidamo hubeesan oon wali heebtooda la garan ay dad rayid ah ku laayeen Deegaanka Muuri ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS