Tag: Musuq

Mas'uuliyiin ka tirsanaa wasaaradda adeegga bulshada oo musuq-maasuq loo xirey

Wasaaradda adeegga Bulshada, ayaa sheegtay inay jiraan dad u xiran eedeymo la xiriria musuq maasuq, oo qaarkood lacago uga qaatay dad kale inay u dhoofin doonaan waddanka Turkiga, iyagoo loo ekeysiinaayo ardey deeqo wax barasho Turkiga ka heshay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS