Tag: Musharaxiin

Shariif Xasan, Cumar C/rashiid iyo C/raxmaan C/shakuur oo ku sugan Addis Ababa (Warbixin)

Dhaq dhaqaaqyo iyo kulamo siyaasadeed oo aad u xoogan ayaa ka socda magaalada Addis Ababa, iyadoo dowladda Itoobiya ay dooneyso inay dib boorka uga jafto saameynta ay ku leedahay siyaasada Soomaaliya.

Isbaheysiyo Siyaasadeed oo ku aadan doorashada oo ka socda Muqdisho iyo Nairobi

 Isbaheysi siyaasadeed oo ku aadan doorashada Madaxweynaha ayaa ka socda magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi, iyadoo kulankii u horeeyay maanta Muqdisho ku dhex maray inta badan Musharaxiinta iyo xubnaha xisbiyada siyaasada.  
Valid XHTML 1.0 Valid CSS