Tag: Muqidsho

Kulan looga hadlaayay nabad-galyada, nadaafadda iyo iftiiminta Muqdisho oo lagu qabtay Muqdisho

Kullan looga hadlayay amniga, nadaafadda iyo naleynta magaalada Muqdisho, ayaa maanta lagu qabtay xarrunta guddoomiyaha gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho.  

Booliska Muqdisho oo soo bandhigey hub iyo dhalin yaro Al-Shabaabnimo ku eedeysan

Ciidamada booliska iyo kuwa nabad sugidda gobolka Banaadir, oo saaka hore howl gal ka sameeyay qeybo ka mid ah degmada Hodan, ayaa waxay ku soo qabteen dad aad u fara badan iyo hub u badan bam gacmeedyo.  
Valid XHTML 1.0 Valid CSS