Tag: Mudanayaasha

Kulan wada jir ah oo maanta dhaxmaraya xildhibaannada gollaha shacabka iyo aqalka sare

Kulan wada jir ah oo looga arinsanayo doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay maanta ku yeeshaan magaalada Muqdisho markii ugu horeysay xildhibaannada gollaha shacabka iyo aqalka sare ee Soomaaliya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS