Tag: Mrs

Angela Merkel oo ku guuldareysatay inay soo dhisto dowlad wadaag ah

Angela Merkel ayaa ku guuldareysatay inay dhisto dowlad isbahaysi ah iyadoo wajahaysa loolankii ugu adkaa ee soo mara 12kii sano ee ay xilka haysay.

Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibada Mareykanka oo maanta soo gaartay magaalada Muqdisho

Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha dibada Mareykanka ee u qaabilsan Afrika Linda Tomas ayaa maanta soo gaartay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, iyadoo xilligan kulamo kula leedahay garoonka diyaaradaha Madaxda Dowladda.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS