Tag: Mooshinka

Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Xukuumada oo War murtiyeed soo saaray (Akhriso)

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee mooshinka ka keenay Xukuumada ayaa maanta shir ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay kaga soo saareen war murtiyeed ka kooban dhowr qodob oo ay uga hadlayaan go’aankii ka soo baxay Gudoonka Baarlamaanka, hadalkii Ra’iisul Wasaaraha, hab-dhaqanka xildhibaanada ka soo horjeeda iyo arrinta mooshinka yaala Baarlamaanka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS