Tag: Moon

Waqooyiga Kuuriya oo baajisay booqashada Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey

 Waqooyiga Kuuriya ayaa ka laabatay booqasho la filayay in Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey uu ku tagi lahaa warshad ku taal deegaan Milateriga ka caagan oo u dhaxeysa Koofurta iyo Waqooyiga Kuuriya.

Xoghayaha Guud Ee Q.M. Codsaday In Taageero Dheeraad Ah La Siiyo Dowlada Soomaaliya

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Banki Moon ayaa ka codsaday beesha caalamka in taageero dheeraad ah la siiyo dowlada federaalka ah ee Soomaaliya si looga fogaado khatarta kooxaha Shabaab Alqaa’ida.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS