Tag: Mombasa

Magaalada Mombasa oo laga dareemaayo xiisado ka dhashay dilka laba wadaad oo masiixiyiin ah.

Magaalada Mombasa ee dalka Kenya ayaa waxaa ka taagan xiisad colaadeed, kaddib laba toddobaad markii lagu dilay magaaladaas wadaad muslim ah kaasoo lagu rasaaseeyay gaari uu la socday bartamaha magaaladaas.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS