Tag: Misse

Ciyaaryahan Lionel Messi oo laga yaabo inuu u wareego kooxda Chelsea

Ciyaaryahanka Barcelona Lionel Messi ayaa khilaaf dhinaca maaliyada ah waxa uu kala dhexeeyaa kooxdiisa waxaana uu ka fiirsanayaa in u wareego Chelsea.

Messi oo noqday ciyaaryahanka ugu goolasha badan Horyaalka Spain ee La Liga

Ciyaaryahan Lionel Messi ayaa noqday ninka ugu goolal dhaliska badan Horyaalka Spain, kadib markii uu jebiyay rikoorkii uu heystay ciyaaryahan Telmo Zara, waxaana Messi uu kooxdiisa ka caawiyay guul weyn oo ay xalay ka gaareen kooxda Sevila.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS