Tag: Minnesota

Bannaanbax lagu muujinayo midnimada bulshada oo ka dhacay St Cloud MN Mareykanka

Waxaa shalay Sebtidii ka dhacay magaalada St. Cloud ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka bannaan bax.

Baraf ka da’ay Magaalooyin Waa-weyn oo ka mid ah kuwa Gobolka Minnosota

Minnesota State Patrol oo ka mid ah hay’adaha ka shaqeeya ammaanka ayaa maalintii shalay ahayd xiray wadooyinka waa-waaynaa ee High-way-ga loo yaqaanno; sababtoo ah baraf aad u badan oo gobolka ka da’ay. Waddooyinka la xiray oo ahaa kuwo ay shacabku si aad ah u isticmaali jireen waxaa ka mid ah; I-90W oo Galbeed ah iyo I-35 oo Koofureed ah; sida Magaalooyinka Albert Lea iyo Agagaarkeeda.

Somali al-Shabaab terror group believed to be still recruiting Minnesotans

A Minnesota man recently traveled to Somalia to join al-Shabaab, a spokesman for his family said, renewing fears that the terror group is continuing to recruit Somalis living in the U.S. to return to their homeland to fight.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS