Tag: Miisaaniyad

Golaha wakiillada Somaliland oo la horgeeyay miisaaniyadda maamulka ee 2013

Golaha wakiillada Somaliland, ayaa ka doodaya miisaaniyad sanadeedka 2013 ee uu maamulka Somaliland ku shaqeyn doonto, kadib markii maanta la horgeeyay miisaaniyaddaasi.

Wasiirka maaliyadda Puntland oo miisaaniyadda maamulkiisa ee 2013 hor-geeyay wakiillada

Wasiirka maaliyadda Puntland, ayaa  horgeeyay golaha wakiilada Puntland miisaaniyadda maamulku uu ku shaqeyn doono sanadka 2013.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS