Tag: Midnimo

Xisbiga Midnimo Qaran oo ka Hadlay Khilaafka Madaxweynaha & RW Somalia

Xisbiga Midnimo Qaran oo ka mid ah xisbiyada ka jira dalka ka jira ayaa ka hadlay khilaafka soo dhex-galay madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh iyo ra’iisul wasaarihiisa.

Mareykanka oo taageeraya midnimada Soomaaliya

Dowladda Maraykanka ayaa si cad u sheegtay inay si xooggan u taageereyso xasilloonida iyo midnimada dalka Soomaaliya, xilli uu socdo wadahadallo u dhexeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Somaliland.

Raysal wasaare Saacid oo sheegay in midnimada ay Muqaddas tahay

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa sheegay in midnimada Soomaaliya ay tahay mid laga maarmaan ah oo howlaha horyaalla dowladda ay ka mid yihiin sidii midnimada ummaddan loo ilaalin lahaa.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS