Tag: Midawga

Guddoomiyaha Midowga Afrika oo loo doortay Moussa Mahamat Faki

Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika ayaa loo doortay Moussa Mahamat Faki oo u dhashay dalka Chad kadib markii uu ka guuleystey Wasiirka Arrimaha Dibbada ee dalka Kenya Amina Mohamed.

Midowga Yurub oo ka hadlay sababaha ay u dhimeen 20% mushaarka Ciidamada AMISOM

Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Michele Cervone D’Urso ayaa ka hadlay sababaha Ciidamada AMISOM ay uga dhimeen 20% mushaarkii ay siin jireen Ciidamada AMISOM.

Midowga Afrika oo canbaareyay falkii lagu dhawacay Wariye Timacade

War saxafaadeed uu soo saray wakiilka midowga afrika arimaha Somalia u qabilsan Ambassador Mahamat Saleh Annadif ayaa si kulul u canbaareyay isku daygii dil ee la doonayay in lagu qaarijiyo wariye maxamed maxamuud Timacade oo kamid ah shaqaalaha Tv-ga Universan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS