Tag: Meydad

Meydad ka mid ahaa dad tahriibayay oo Boosaaso la geeyay

Magaalada Boosaaso, ayaa waxa la geeyay shalay meydadka 18 ruux oo u badan haween, kuwaas oo ka mid ahaa tiro dad ah oo ka tahriibay Boosaaso, doonayayna inay gaaraan dalka Yemen.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS