Tag: Maxkamadda

Maxkmadda Ciidamada qalabka sida oo dacwad loo gudbiyay.

Warqad soo gaartay RAdio Sagal ayaa tilmaameysa in maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya loo gudbiyay dacwad ka dhan ah Agaasimaha Hey’adda Nabadsugida iyo sirdoonka qaranka Xuseen Cismaan Xuseen iyo ku xigeenkiisa Fahad Yaasiin , dawacdda ayaa waxaa gudbiyay taliye ku xigeenki hore ee hay’adaasi cabdallada Cabdalla Maxamed  ee shalay madaxweyne Farmaajo uu ka xayuubiyay darajooyinkii ciidaan ee uu huganaa.

Maxkamadda Hague oo maanta dhageysaneysa Guddiga Soomaaliya u matalaya Dacwada badda

Dhageysiga Dacwada u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya ee ku aadan muranka Badda ayaa maanta mar kale ka bilaaban doonta Maxkamadda Hague, iyadoo dowladda Soomaaliya ay rajo ka muujisay inay ku guuleysan doonaan Dacwada.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS