Tag: Maxamed

Maxamed Cali Kalaay oo lagu aasay magaalada Louisville (Sawirro)

Marxuum Maxamed Cali Kalaay oo todobaadkii hore geeriyooday ayaa lagu aasay magaaladii uu ku dhashay ee Louisville, iyadoo hab maamuus heer sare ah loo sameeyay aaskiisa.

Khadiijo M. Diiriye “Mooshinka waa Cadeynta Xasaanada ay leeyihiin Xildhibaanada”

Xildhibaanad Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa faah faahin ka bixiyay mooshin ay gudbiyeen Guddoonka Baarlamaanka, kaasoo ah soo jeedin ku saabsan cadeynta Xasaanada Xildhibaanada Baarlamaanka.

Maxamed Mukhtaar “Ma ogolaaneyno wax ka yar heshiis xalaal ah oo ku saabsan shidaalka Soomaaliya”

Wasiirka Macdanta iyo Batroolka dowladda Soomaaliya Maxamed Mukhtaar ayaa sheegay inay farxad u tahay inay ka warbixiyaan sahanka shidaalka laga sameeyey Soomaliya uu yahay rajadiisa mid dhiira-gelin leh.

Khadiijo “Soo jeedintii 14-ka Wasiir ee ah in Ra’iisul Wasaaraha is casilo waa ku xadgudub xuquuqda aadanaha”

Wasiirada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in aanay ka mid aheyn Wasiiro ka tirsan Xukuumada oo maalmo ka hor u soo jeediyay Ra’iisul Wasaaraha inuu is casilo, kadib markii uu xoogeystay khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha, kaasoo saameeyay Hey’adaha dowladda.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS