Tag: Maxaas

Ciidamada huwanta oo qarka u saaran degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan

Ciidamada Itoobiya ee AMISOM ayaa kaabiga ku haya degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, halkaasoo ay shalay u jiheysteen, iyadoo xiisado dagaal ka jiraan qeybo ka mid ah gobolka oo ay ka socdaan dhaq dhaqaaqyo ciidan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS