Tag: Maxaabiis

Puntland oo soo bandhigtay Maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii Togga Suuj (Sawirro)

Ciidamada Puntland ee ka dagaalamay Togga Suuj ayaa soo bandhigay maxaabiis ay ku qabteen dagaalkii halkaas ka socday maalmihii la soo dhaafay, waxaana saraakiisha Puntland ay sheegeen inay si rasmi u soo afjareen dagaalkii halkaas ka socday.

Illaa Lix kun oo maxaabiis ah oo maalmaha soo socda laga deynayo Xabsiyada Mareykanka

 Ku dhowaad lixn kun oo maxaabiis ah ayaa lagu wadaa in todobaadyada soo socda laga sii daayo Xabsiyada Mareykanka, iyadoo tallaabadan ay qeyb ka tahay in la yareeyo xabsiyada iyo falal dambiyeedyada ka dhaca dalkaas.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS