Tag: Matabaan

Wadahadallo Matabaan uga socda saraakiisha ciidanka Jabuuti iyo Ahlusunna

Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku leh kulan saraakiisha ciidamada ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM oo Jabuuti ka socda iyo Ahlusunna Waljamaaca.

War Deg Deg ah:Ciidamo Jabuutiyaan ku wajahnaa Cadaado oo lagu xanibay duleedka degmada Matabaan

Wararka ka imaanaya degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howl galka AMISOM is hor-taag lagu sameeyay, xilli ay doonayeen inay maraan degmadaas.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS