Tag: Markab

Buracad badeed si dirqi looga bad baadiyay markab ganacsi laga lahaa dalka Hindiya

Koox ka tirsan burcad badeedka Soomaalida ayaa shalay oo jimco aheyd la sheegay in laga bad baadiyay markab ganacsi laga lahaa dalka Hindiya oo marayay meel u dhow Gacanka Cadmeed.

Ilaa 60 qof ayaa la la'yahay kadib markii markab siday uu dagay

-Ilaa 60 qof ayaan raq iyo ruux midna lagu heyn kadib markii markab siday uu dagay meel  u dhexeysa Yemen iyo Soomaaliya kuna dhow jasiirada Socotra.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS