Tag: Marerykanka

Tirada weerar iyo waqtiyadii uu Mareykanka duqeymo ka ka fuliyay Soomaaliya (Akhriso)

Dowladda Mareykanka ayaa sanadkan gudihiisa Soomaaliya ka fulisay saddex weerar oo cirka ah, kaasoo ay ku dishay Hogaamiyeyaal ka tirsan Al-Shabaab, iyadoo weerarada cirka ee Mareykanka ka fulinayay Soomaaliya ay isa soo tarayeen tan iyo sanadkii 2008-dii.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS