Tag: Mareeye

Wasiirka warfaafinta Maareeye oo ka hadlay bayaan ay soo saareen hay’ada culumada Soomaaliyeed

Xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay in si qalad ah loo turjumay go’aankii dhowaan Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ay meel mariyeen, Kaas oo qeeyaya siyaasadda Qaranka ee Jandarka,

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maxamed Cabdi Maareeye oo soo dhoweeyay sii deynte weriyaasha Talefishinka Universal

Wasiirka Warfaafinta dowlada Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa soo dhoweeyay sii deynta saxafiyiinta taleefishinka Universal oo shalay ay ciidamada ammaanka sii daayeen.

Wasiir Maareeye “Xukuumaddu siyaasad cad ayay ka qaadan doontaa hubka gacanta ugu jira shacabka”

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay siyaasad cad ka qaadan doonto hubka gacanta ugu jira shacabka, kaasoo uu xusay inuu ka qeyb qaadan karo ammaan darida ka jirta caasimada.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS