Tag: Mareerey

Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay deegaanka Meyraaley

Iska horimaad hubeysan oo sababay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay ka dhacay deegaanka Meyraaley oo ka tirsan degmada Raage Ceele gobolka Sh/dhexe.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS